Taliya Ciidanka Asluubta deegaanada Maamulka Jubland oo la magacaabay

Taliyaha Ciidanka Asluubta dowlada Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdirahmaan Aadan ayaa waxaa uu Maanta Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybta ka howlgasha deegaanada maamulka Jubbaland.
Wareegto kasoo baxdey Xafiista Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa xilka Taliyaha Ciidanka Asluubta qeybta Jubbaland waxaa loogu Magacaabey Gaashaanle sare Cabdiqani Maxamed khalaf.
Magacabistaan ayaa waxaay kusoo aadeysaa xilli weli uu jiro khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda Maamulka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here