Taliyaha ciidanka isku dhafka Galmudu oo beeniyay warar ay baahiyeen warbaahinada qaar

taliyaha ciidanka isku dhafka ah ee booliska caasimadda galmudug ee dhuusamareeb Maxamed Xasan Warsame ayaa beeniyey war warbaahinta qaar ay baahisay oo lagu sheegay in ciidamada ahlusuno ka tirsana ay xalay hawl galo ka sameeyeen magaalada kuwaas oo ay ku doonayeen in ay kula wareegaan gacan ku haynta garoonka diyaaradaha ee dhuusamareeb
Wariyaheen Cubeyd Xassan Muxamuud ayuu uga waramay xaalada amaan ee magaalada dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here