Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ka hadlay dagaalka Gobolka Galgaduud

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janeraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa dhawaan Sheegay in dagaalka Bulacle lagu dilay saraakiil iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Janaraal Odowaa Yuusuf Raage waxa uu tilmaamay in dagaalka lagu dilay ku dhawaad 16 ka tirsan Al-shabaab, ka dib dagaal ka dhacay degaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud.
Ugu dambeynti Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Xusay in dagaalka Al-shabaab looga qabsaday Sideed qori uu isugu jira Ak47 Bkm iyo hub kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here