Tanzania oo ka hadashay dab qabsaday buurta ugu dheer Afrika

Maamullada wadanka Tanzania ayaa sheegay in ilaa 500 oo qof oo si iskood ah isku soo saaray ay ka qayb qaateen in la xakameeyo dab ka kacay buurta Kilimanjaro.
Dabka qabsaday buurtan oo ugu dheer buuraha qaaradda Afrika ayay wararku sheegayaan in intaas oo maayl laga arkaya.
Bayaan ka soo baxay maamulka (TANAPA) ee Tanzania ayaa lagu sheegay in lagu guulaystay xakameynta dabka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here