Thailand oo wax kiis cusub oo ah coronavirus maanta diiwengelinin

Shacabka Thailand

Dowladda Thailand ayaa maanta oo Jimco ah aanan shaacinin wax kiisas oo cusub ee la xiriira cudurka Coronavirus.
Kiisaska guud ee wadankaas laga diiwaangeliyay ayaa hadda ah 3,037.
Gudaha Thailand lagama soo tabin dhimasho hor leh waxayna weli tirada dadka ee cudurka u dhintay tahay 56 tan iyo markii uu cudurka ka bilowday dalkaasi bishii Janaayo ee sannadkaan.
Sido kale ku dhawaad 2,910 ee bukaannada ayaa cudurka ka bogsaday oo loo ogolaaday inay guriyahooda dib ugu laabtaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here