Tirada dadka Iiraan ugu dhintay Coronavirus oo korortay

Waxaa sii korotay tirada dadka ee ilaa iyo hadda gudaha wadanka Iiraan ugu dhintay Coronavirus waxayna gaartay 1,135 qof.
Arrintan ayaa timid kaddib markii 24-kii saac ee la soo dhaafay la soo tabiyay 147 kiisas cusub oo dhimasho ah.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka ee Iiraan Alireza Raisi ayaa sido kale sheegay in tirada guud ee dadka uu caabuqa saameeyay ee wadankaas ay tahay 17,361.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here