Tirada dhimashada ee cudurkii ka dilaacay shiinaha oo sare u kacday

Waxaa waqti walba sare u sii kacaya dhimashada dadka u dhimanaya caabuqa ka dilaacay dalka Shiinaha iyadoo ay dhimashada hadda gaartay 490 qof.
Gobolka Hubei oo ah halkii uu si xun u saameeyay caabuqan ayaa ugu dhimatay 65 qof.
saraakiisha caafimaadka qaranka Shiinaha ayaa saaka sheegtay in cudurlkaas dadkii uu haleelay ay gaartay 24,324 qof.
waxaa Feyruskan laga helay dad dheeri ah oo dhan 3,887 ruux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here