Tirada kiisaska caabuqa Covid-19 ee dalka oo sii korartay

17 bukaan ayaa maanta xanuunka Covid-19 ugu geeriyootay dalkani Kenya iyada oo ay xaaladaha guud gaareen 53,797 ka dib markii la diiwaan geliyay 1,185 kiis.
272 qof ayaa maanta ka caafimaaday viruskan .
Ismaamulada laga xaqiijiyay kiisaska maanta
Nairobi 373, Nakuru 157, Mombasa 118, Kiambu 94, Kisumu 61, Uasin Gishu 51, Kericho 39, Kakamega 38, Kisii 27, Narok 25, Trans Nzoia 22, Bomet 22, Kajiado 20, Siaya 19,
Machakos 17, Bungoma 16, Meru 15, Busia 14, Makueni 10, Kilifi 8, Nyandarua 8, Vihiga 6, Nyamira 6, Elgeyo Marakwet 3, Laikipia 3, Homabay 2, Nandi 2, Embu 2, Murang’a 2, Garissa 1, Kitui 1, Taita Taveta 1, Kirinyaga 1 and Kwale 1.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here