Tirada kiisaska coronavirus ee Jarmalka oo korortay

Waxaa sare u sii kacday tirada kiisaska caabuqa Coronavirus ee lagu arkay gudaha wadanka Jarmalka taasoo ilaa iyo hadda gaartay 31,554
Macluumaadka machadka caafimaadka ee RKI ayaa muujinaya in la xaqiijiyay 31,554 kiis halka cudurka Covid-19 ay gudaha wadankaas ugu dhinteen 149 qof.
Kiisaska waxaa ku kordhay 4,191 halka dhimashadana ay 36 ku darsantay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here