Tirada shimbiraha Maraykanka iyo Canada oo hoos u dhacday

Khuburada dhanka sayniska ayaa sheegay in tan iyo sannadkii 1970-kii gudaha Maraykanka iyo Canada ay ku dhinteen 3 bilyan oo shimbiro ah.
Tani ayaa u dhiganta boqolkiiba 29 waxaana loo aaneeyay inay ka dhalatay sunta lagula tacaalo cayayaanka waxyeeleeya abuurka beeraha ee sido kale saameeya shimbiraha halkaasi quud u soo raadsado.
Agaasimaha barnaamijka deegaanka ee Georgetown Peter Marra ayaa arrimahan shaaca ka qaaday.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here