Tirada uu ku dhacay Corona Virus ee Soomaaliya oo korortay

36 kamid ah 47 qof oo 24-kii saac u dambeysay ee laga baaray cudur sidaha coronavirus ayaa laga helay 27 rag ah, halka 9 dumar ah.
Tirada guud ee dadka qaba Coronavirus ee Soomaaliya waa 116 ruux, tirada bogsatay waa 2 ruux kaliya dhimashadda waa 5 ruux.
Wasaaradda Caafimadka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay qaatan talooyinka Caafimaadka ee kasoo baxaya Wasaarada.
Soomaaliya ayaa hoggaaminaysa Kisaska ugu yar dadka uu sameeyay Cudurka Corona Virus ee dalalka geeska Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here