Tirade dadka uu ku dhacay COVID19 oo gaartay in ka badan 4 kun

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa galabta shaacisay kiisaskii ugu badnaa Corona Virus tan iyo intii uu dalka ka bilawday 13-kii bishii Maarso ee sanadkan.
Waxaa maanta dalka laga diiwangaliyay kiisaska dhan 184 taasi oo sare u qaaday tirada daka uu ku dhacay caabuqan iyadoona ay gaartay 4,044
Nairobi 111,
Mombasa 19,
Kajiado 14,
Meru 13,
Kiambu 9,
Busia 6,
Machakos 3,
Nakuru 4,
Kwale 1,
Nakuru 1,
Garissa 1,
Taita Taveta 1
Vihiga 1 ..
Kiisaska Nairobi ayaa laga diiwaan geliyay
Westlands 33 Kibra 19 Langata 18 Embakasi East 15 Dagoretti North 12 Kamukunji 4 Makadara 2 Starehe 2 Embakasi Central 2 Roysambu 1 Embakasi West 1 Kasarani 1
Mombasa;
Mvita 9 Changamwe 4 Likoni 2 Nyali 2 Kisauni 1 Jomvu 1
Kwale 1, Lungalunga:
Kisumu 1 Bartamaah Kisumu:
Garissa 1, Garissa Township:
Taita Taveta 1 Taveta:
Vihiga 1, Mbale Town.
Busia 6; Malaba POE: 5 Matayos: 1
Nakuru 4, Naivasha: 3 Bariga Nakuru: 1
Machakos 3,Athi River.
Kiambu 9; Lari: 3 Juja: 2 Kabete: 1 Kikuyu: 1 Kiambu Town: 1 Limuru: 1
Kajiado 14 Bartamaha Kajiado: 12 Kajiado East: 1 Kajiado North: 1
Meru 13 cases Imenti North: 13
Ismaamulka Vihiga ayaa maanta ku soo biiray ismaamulada dalka laga xaqiijiyay xanuunkan waana ismaamulkii 40-aad ee uu cudurkan gaaro.
2 qof ooh or leh ayaa maanta fayraskan u dhimatay dalka taasi oo dhimashada guud ka dhigtay 107 iyadoona ay ka caafimaadeen 27 qof oo dheeraad taasi oo bogsashada guud ka dhigtay 1,353.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here