Tirade dhimashada Corona Virus oo Kenya ku dhaw 400

24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa dalkani Kenya laga xaqiijiyay 538 xaaladood oo ah Covid-19, tirada guud ayaa hadda ah 24,411. Waxaa ka caafimaaday 514 qof halka ay u geeriyoodeen 8 bukaan ah .
Bukaanada ka caafimaaday fyruskan 431 waxaa ay daryeel caafimaad ku heleen guriyahooda halka inta kalena lagu daaweeyay isbitaalada.
Bogsashada guud ayaa hadda maraysa 10,444 halka dhimashada guud ee Kenya uu xanuunkan gaaray 399.
Nairobi ayaa wali laga diwiangalinaya kiisaska ugu badan Cururka Corona Virus marka loo eego ismamaulada kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here