Tiradii ugu Badnayd ee dadka ka caafimaaday COVID-19 oo manta la diiwaan galiyay

Kenya ayaa diiwaan galisay tiradii ugu badnayn oo ah dadka ka caafimaaday xanuunka COVID-19 maanta ka dib markii la fasaxay 570 bukaan 24 taa ee la soo dhaafay markay ka bogsadeen COVID-19.
Tirada bukaanada ka caafimaaday ayaa haatan tageysa 3,638
Wasiirka Caafimadka Mutahi Kagwe ayaa sheegay in 512 ka mid ah bukaanada ka caafimaaday guriga lagula tacaaye halka 58 ay ku jireen isbitaalada kala duwan ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here