Tiradii ugu badneyd oo maanta dalka uga caafimaaday COVID 19

321 Qof ayaa manata dalkani Kenya laga helay xanuunka Corona Virus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad gaaraya 4,342.
Tirada guud dadka uu ku dhacay Corona ee dalka ayaa gaartay 39,907
Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa shaacisay maanta in 4,328 qof oo dheeraad ah ay fyruskan ka caafimaadeen taas oo bogsashada guud ka dhigtay 31,659.
Tan ayaa ah tiradii ugu badneyd oo malain qur ah ay dalka uga soo kabsadaan xanuunka COVID 19.
5 qof ayaa maanta la xaqiijiyay inay u dhinteen cudurka taas oo dhimashada guud ka dhigaysa 748 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here