Toddobaadka Afxirka oo maanta billowday

Waxaa maanta billowday oo ilaa iyo 14-ka bishan sideedaad soconaya toddobaadka afxirka ama maaskarada.
Agaasimaha guud ee hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO Tedros Adhanom ayaa shacabka ugu baaqay inay isticmaalaan afxirka si ay kaga badbaadaan coronavirus.
Waxaa uu shacabka ugu baaqay inay muuqaallo soo duubaan iyagoo xiran maaskarada si loogu dhiiri geliyo inta aan isticmaalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here