Tokyo oo laga xaqiijiyay 67 ah xaaladaha cusub ee coronavirus

Caasimadda dalka Japan ee Tokyo ayaa laga diiwaangeliyay xaalado cusub oo ah kuwa coronavirus oo dhan 67 .
Waa tiradii ugu horreysay ee si maalinla ah loo soo tabiyo tan iyo markii bishii shanaad la qaaday xaaladii degdegga ahayd.
Warbaahinta dowladda Japan ee NHK ayaa sidatan ku warramaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here