TSC oo bisha shanaad tirakoob ku sameynaysa macallimiinta

Guddiga adeegga macallimiinta ee TSC ayaa shaaca ka qaaday in bisha shanaad ee sannadkan uu billaabi doono tirakoob casri ah oo lagu sameynayo barayaasha wadanka.
Arrintan ayaa laga sheegay kulan lagu qabtay magaaladatani Nairobi.
Waxaa shirka ka qeyb galay xubnaha TSC, saraakiisha machadka horumarinta manaahijta ee KICD) iyo ururada macallimiinta.
Ku xigeenka xogyaha TSC Kennedy Mulunda ayaa xusay in xisaabinta ay kaalin ka qaadan doonto in macallimiinta si siman loo geeyo dugsiyada kala duwan ee wadanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here