dhageyso: Tulo ka tirsan ismaamulka mandera oo caqabad ku haayo warabe ama durwaa. waxuna ka dilay xolo ka badan 400 oo nef

Tulo ka tirsan ismaamulka mandera oo caqabad ku haayo warabe ama durwaa. waxuna ka dilay xolo ka badan 400 oo nef. waxayna ka baqayan in uu ugarsado dadka tulada ku nol.
Waxa magalada Mandera nooga soo diray wariyaha Star FM ee Mohamed ak brem

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here