Turkiga oo dalalkooda dib ugu celinaya xubnaha ISIS ee la qabtay

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Turkiga Suleyman Soylu ayaa sheegay in xubno ka tirsan kooxda ISIS oo dhawaan la qabtay dib loogu celin doono dalalka ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan.
Mas’uulkan ayaa dhanka kale wadamada qaaradda Yurub ku eedeyn inaynan arrinkan wax tallaabo ah ka qaadin.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii dowladda Turkiga ay sheegtay inay waqooyiga bari ee Suuriya ku soo qabqabatay dagaalayaano baxsad ahaa oo ka tirsan Daacish.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here