Turkiga oo imaaraadka ku eedeyay munaafuqnimo

Dowladda Turkiga ayaa eedeyn u jeedisay isu tagga imaaraadka carabta oo sheegay inuu Israa’iil kula heshiiyay inay xiriirkooda sii xoojistaan.
Xukuumadda Ankara ayaa xusay in taariikhda iyo shacabka bariga dhexe aynan marnaba hilmaamin doonin oo aynan sido kale cafin doonin waaxaa uu ku tilmaamay dhaqan munaafuqnimo ku saleysan oo ay ku kacday dowladda imaraadka ee (UAE) .
Tallaabada ay UAE shalay ku dhawaaqday waxaa kaga sii horeeyay Masar iyo Jordan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here