Turkiga oo si adag u cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday dalka Ciaraq

Turkiga ayaa si adag u cambaareeyay weerar shalay lagu qaaday masaajid ku yaala magaalada Baqdaad ee wadanka Ciraaq.
Weerarkaas ayaa waxaa ku nafwaaysay in kabadan 10 qof halka 30 kalena ay ku dhaawacmeen.
Nin isa soomiidaamiyay ayaa isku qarxiyay masaajid salad jimcaha lagu tukanayay oo ay lahayeen shiicada.
Xukumadda Turkiga ayaa sheegtay inay sii wadi doonaan taarida ay siiyaan dowladda Ciraaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here