Uganda oo laga xaqiijiyay 8 kiis oo Coronavirus ah

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Uganda ayaa shacabka ugu baaqday inay isdejiyaan .
Arrintan ayaa timid kaddib markii gudaha wadankaas laga xaqiijiyay 8 kiis oo ah kuwa Coronavirus.
Wasaaradda ayaa qoraal ay twitarkeeda soo dhigtay ku sheegtay in dhammaan sideeda qof ay yihiin muwaadiniinta Uganda ee ka yimid magaalada Dubai ee dalka isu tagga imaaraadka carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here