Ugu yaraan 2 qof oo ku dhimatay weerarro ka dhacay Austria

Rag hubeysan ayaa lagu soo warramayaa inay weerarro ka gaysteen ilaa 6 goobood oo ka mid ah caasimadda dalka Austria ee Vienna.
Dhacdooyinkan oo ay saraakiisha ammaanka ku tilmaameen falal argagixiso ayaa lagu dilay ugu yaraan 2 qof halka ay ku dhaawacmeen 15 kale.
Saraakiisha booliska ayaa ku sugan goobta waxayna wararku intaa ku darayaan in lagu raad joogo kooxdii weerarrada soo qaadday.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here