Ugu yaraan 2,800 dhexdhexaadiyaal ah oo loo tababaray arrimaha garsoorka

Waxaa tababaro la xiriira cadaaladda la siiyay in ka badan  oo sarkaal si ay gacan uga gaystaan fududeynta kiisaska badan ee yaalla maxkamadaha dalka.
Shakhsiyaadkan ayaa aqoon u leh howlaha dhexdhexaadinta .
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday madaxa machadka bixiya culuunta dhexdhexaadinta ee bariga Afrika James Mang’erere.
Mang’erere ayaa hoosta ka xarriiqay in saraakiishan ay qaabilsan yihiin caawinta dadka uu muranka ka dhexeya ee doonaya inay ku xalliyaan qaab maxkamadda ka baxsan.
Madaxa cadaaladda ee dalka Mr. David Maraga ayaa horay u sheegay inay jiraan kiisas badan oo qaab is afgarad ah lagu xallin karo balse maxkamadda loo gudbiyo tani oo culeys dheeraad keenta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here