UNHCR oo beenisay in dowladda Kenya ay si qasab ah ku xirayso xeryaha qaxootiga

Mas’uulka ugu sarreeya xafiiska hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ee Dadaab ayaa sheegay inuunan jirin amar qasab oo ka soo baxay dowlada Kenya oo lagu xirayo xeryaha qaxootiga ee Dadaab arrinkaas oo dhawaan baraha bulshada iyo xeryaha qaxootiga laga hadal hayay.
Maxamad Baaruud Xussen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here