UNHCR oo sare u qaaday dadaallada ka dhanka ah COVID19

Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay inay sii laba jibaartay dadaalka ay kula tacaalayso cudurka COVID19.
Waxay hay’adda sheegtay inay doonayso inay ka hor tagto in fayraska corona uu saameeyo tobanaan kun oo ah qaxootiga dalka Suuriya.
Dadkan ayaa ku jiro xerooyinka Jordan.
Toddobaadkii hore ayaa la xaqiijiyay saddex kiis oo coronavirus oo laga helay qaxootiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here