Waalidiinta ay carruurtooda ka jiraan Shiinaha oo walaac muujinaya

Passengers arriving on a China Southern Airlines flight from Changsha in China are screened for the new type of coronavirus, whose symptoms are similar to the cold or flu and many other illnesses, upon their arrival at the Jomo Kenyatta international airport in Nairobi, Kenya Wednesday, Jan. 29, 2020. Some countries began evacuating their citizens Wednesday from Wuhan, the Chinese city hardest-hit by an outbreak of the new virus that is thought to have killed over one hundred people and infected more than 6,000.(AP Photo/Patrick Ngugi)

Arday badan oo Kenyaan ah oo ku sugan magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo si weyn oo saameeyay caabuqa CoronaVirus ayaa waalidiintooda waxaa ay muujinayan walaac xoogan.
Waalidinta dhalay ardaydaas ayaa sheegay inay u baqayaan carruurtooda waxaa ayna dowladda dalka ka codsadeen inay caawiyaan.
Waalidiinta ayaa waxaa ay sheegayaan in ilmahooda ay ku xayiran yihiin guri ku yaala magaalada Wuhan oo ah halkii uu ka bilawday cudurkaas waxaa ayna sheegeen inaysan haysanin wax ay cunaan.

in ka badan 100 arday oo kenyaan ah ayaa waxbarasho u joogta dalka Shiinaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here