Waaxda dambi baarista oo xirtay saddex qof oo lagu eedeynaya faraxumeyn iyo dil

Saraakiisha waaxda dambi baarista dalka ee DCI ee ka howlgalo deegaanka Ruiru ee ismaamulka Kiambu ayaa gacanta ku dhigay saddex eedeysanayaal oo loo haysto falal dambiyeedyo ay ka mid yihiin faraxumeyn iyo dil.
Eedeysanayaasha ayaa magacyadoodu lagu kala sheegay Levy Abubakara , Zablon Kariuki Maungu iyo David Abungana.
Waxaa loo haystaa inay ku lug lahayeen faraxumeyn 16-kii bishan gabadh loogu gaystay xaafadda Membley ee Ruiru
Ciidamada ayaa tuhmanayaasha hadda su’aalo weydiinaya ka hor inta aan berri maxkamadda la soo taagin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here