Waaxda saadaasha hawada oo sheegtay in roobab la filayo

Waaxda saadaasha hawada ee dalka ayaa shaaca ka qaaday in la rajeynayo in laga billaabo berri ilaa 10-ka bishan ay qaar ka mid ah ismaamullada dalka ka da’aan roobab heerkoodu yahay in ka badan 70 miliimitir.
Dowlad deegaanadan ayaa kala ah Laikipia, Baringo, Samburu, Elgeyo-Marakwet, Galbeedka Pokot, Trans Nzoia, Uasin Gishu iyo Nakuru .
Qeybo ka mid ah Nairobi, Kiambu, Embu, Machakos, Kitui, Tana River, Kajiado, Narok, Migori, Makueni, Embu, Garissa, Wajeer, Isiolo, Taita Taveta iyo Mandera ayaa la saadaalinayay inaynan roobab ka da’in.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here