Waaxda saadaasha hawada oo sheegtay inay sii jiri doonaan roobabka da’ay

Waaxda saadaasha hawada ee dalka ayaa qoraal ay saacado ka hor soo saartay ku sheegtay in roobabka ka da’aya qeybo ka mid ah dalka la rajeynayo inay sii socdaan.
Dadka shaqooyinka kala duwan aadaya ayaa lagu wargeliyay inay xilli hore baxaan maadaama saameyn dhanka gaadiidka ay ka dhalan karto roobabka.
Sido kale waxay waaxdu hoosta ka xarriiqday in meelaha ka tirsan dalka ee roobabka ay si joogta ah uga da’ayeen inay suurtagal tahay in waddooyinka biyo badan lagu arko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here