DHAGEYSO:Waaxyaha Garsorka Soomaaliya oo ka shiray qaabka cadaymaha danbiyada la galo.

Kulanka ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qaabka ugu wanaagsan oo lagu hormarin karo cadaymaha laga helo danbiyada la galo kuwaasoo fududaynaya in qofka danbiilaha ah si dhaqso ah loogula xisaabtamo danbiga uu galay.
Kulankaan ayaa waxaa ka qayb galay waaxyaha Garsoorka Soomaaliya sida maxkamada Sare,Maxkamada Gobolka Banaadir,Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka,ciidamada Booliska,waaxyaha Caafimaadka iyo quburo kale.
Kulankaan ayaa diirada lagu saaray dhaqangalinta xaashida dhaawac muujinta si loo fududeeyo cadaynta danbiyada jinsiyada la xirira ee la gaystay ayaa waxaa faahfaahinaya qaar ka mid ah masuuliyiintii ka qayb gashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here