wada hadalo laba geesood ah

Dhaxalsugaha boqortooyada isutaga imaraadka carabta ahna ku xigeenka Dhaxalsugaha imaraadka iyo madaxweynaha Faransiiska oo yeeshay madaxa ciidamada qalabka sida Sheikh Maxamad bin Zayed Al Nahyan iyo madaxweynaha wadanka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay labada dhinac wadagaan.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in Mr. Macroon uu dhaxalsugaha u soo diray taleefoon iyagoo isla soo hadal qaaday iskaashiga iyo wada shaqaynta ka dhexeysa iyo sida lagu sii xoojin karo.
Waxay sido kale isla soo hadal qaadeen arrimaha horumarineed iyo waxyaabaha ka taagan bariga dhexe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here