Wadayaasha baabuurta xamuulka oo laga baaraya cudurka Covid-19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in wadayaasha baabuurta xamuulka qaado baaritaano lagu sameynaya 48 saacadood ka hor inta aynan safar gelin.
Waxaa laga baaraya cudurka COVID-19 ka hor inta aynan soo gelin ama ka gudbin xuduudda ismaamullada iyo kuwa Kenya ay la wadaagto wadamada dariska la ah.
Wasiirka gaadiidka ee dalka Mr. James Macharia ayaa xusay inay jirto halis ah in wadayaasha hadii ay cudurka qabaan ay u gudbiyaan Mombasa marka ay ka baxaan Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here