DHAGEYSO:Wadayaasha Mootooyinka ee Nairobi oo cabasho muujinaya

Wadayaasha mootooyinka ee ka shaqeynta ismaamulka Nairobi ayaa cabasho ka muujinaya howlgalo iyaga ka dhan ah oo ay fuliyaan ciidamada maamulka hoose ee caasimadda dalka .
Saraakiisha ayaa gacanta ku dhiga qof waliba oo dhugdhugleey ku dhex wado bartamaha magaalada Nairobi.
Amarkan oo ay horay u soo saartay dowladda ismaamulka Nairobi ayaa looga gol leeyahay in lagu yareeyo cariiriga dhanka isku socodka gaadiika.
Sido kale waxaa uu yimid kaddib markii qaar ka mid ah wadayaasha mootooyinka lala xariiriyay falal dambiyeedyada hasa ahaate waxay sheegayaan in howlgalada ay saameyn ku yeesheen ganacsigooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here