Wadooyin shabaab gooyeen uu dib loo dhisay.

Waxaa dib u dhis lagu sameeyay waddada isku xirta Degmada Jannaale iyo deegaanka Buufow bacaad oo al-shabaab ay jareen waxaana kormeeray masuuliyiinta gobolka iyo wasiirka amniga maamulka koofur galbeed.
Gudoomiyaha degmada Marka,Gudoomiyaha gobolka Shabeelada Hoose iyo wasiirka amniga Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay dib u dhiska wadadaan ay muhiim u tahay amniga gobolkaas iyo nolosha dadka shacabka ah ee halkaas ku nool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here