Wafdi dowlada Soomaaliya ka socda oo shir kaga qaybgalaya dalka Sacuudiga.

Wafdigii uu hoggaaminayay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa ay ku sugan yihiin dalka Sucuudiga,halkaasi oo ay uga qyeb-galayaan Shir halkaasi ka dhacaya.
Wafdiga ayaa waxaa ay ka qeyb gali doonaan shir looga hadlayo arrimaha dalxiiska,kaasi oo ay martigelinayso dowladda Boqortooyada Sucuudiga,waana shirkii 22aad ee Wasiirada Dalxiiska ee Jaamacadda Carabta.
Wafdiga wasiirka ayaa inta uu joogo halkaasi wuxuu kulamo la qaadan doonaan madaxda ka qeybgalaysa shirkaasi,iyagoo ka wada hadlidoona fursadaha dhinaca dalxiiska ah ee ka jira Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here