Wafdi ka socda ururka iskaashiga islaamka oo gaaray Kismaayo

Wafdi ka socda ururka iskaashiga islaamka OIC oo raashiin afur ah siin doona dadka danta yar ayaa maanta gaaray magaalada kismaayo. ISMAACIIL BASHIIR WARSAME

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here