Wakaaladda horumarinta dhismaha Soomaaliyeed oo la Daahfuray

Abdiwali Sheikh Ibrahim Mudey, addresses House of the People and journalists after he was declared winner in the race for the First Deputy of the Speaker of the House of the People of the Federal Parliament in Mogadishu, Somalia on January 12, 2017. UN Photo / Omar Abdisalan

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka Cabdiweli ibraahim Sheekh Mudeey ayaa Xalay ka qeybgaly munaasabad lagu daahfurayay wakaaladda horumarinta dhismaha ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.
Munaasabadaan oo uu soo agaasimay Maaareeyaha guud ee wakaalada Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa ka dhacday Hoteelka Royal Palace ee magaala madaxda soomaaliyeed ee Muqdisho.
Maareeyaha guud ee wakaaladda horumarinta dhismaha ayaa xafladda ku soo bandhigay waxqabkada shaqo iyo hiigsiyada horyaalo wakaalada.
Ugu dambayntii guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka Cabdiwali ibraahim Sheekh Muudeey ayaa ku dhawaaqay in la daahfuray munaasabada xafladda ee wakaalada horumarinta dhismaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here