Wakiilada Nakuru oo Arbaco kasta xiranaya labiska dhaqanka

Wakiilada golaha hoose ee ismaamulka Nakuru ayaa ansaxiyay mooshin la hor keenay oo ku saabsan xoojinta hidaha iyo dhaqanka bulshooyinka kenyaanka ah.
Waxay xubnaha golahaasi meel mariyeen sharci dhigaya in maalin kasta oo Arbaco ah ay ku soo labistaan dharka ka turjumaya dhaqanka bulshada ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan.
Siyaasiyiintan ayaa go’aanka ay qaateen ku saleeyay in la muujiyo in Kenya ay ku faanayso dhaqankeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here