Wakiilka haweenka ee Garissa oo booqatay deegaano ku yaala ismaamulka Garissa

Deeganka Degayga o katirsan degmada Fafi e countiga Garisa ayaa waxa ku da ay roobaab lagu diirsaday arintan ayaa sababtay in dad deegaana kala gadisan ka soo guuray ay xoolahoodi daaq iyo biya oola raadsadaan halkaasi madama roobkii guga usan ku di in qayba badan o kamid ah countiga Garissa.
Wakiilka haweenka ee ismaamulka Garisa marwa Canab Maxamad Gure oo boqatay deegaanka dagaayaga ayaa dadka halkaasi iskugu soo guuray waxay garsiisay macaawina kala gadisan waxayan ku bogaadisay in sida dad walaalha ah ay u wadaagayaan daaqa iyo biyahay.
Canab ayaa sido kale booqatay deegaana kale o ka tirsan Garissa waxaa ayna faa faahin ka siisay warbaahinta STAR FM

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here