Wakiilka Ngei Ward oo lagu xiray garoonka diyaaradaha Jomo Kenyaatta

Wakiil ka tirsan Golaha Degaanka Nairobi ayaa lagu xiray gagada caalamiga ah ee Jomo Kenyaatta magaaladatan Nairobi kadib markii lagu helay maandooriye.
Mudanahan ayaa laga soo doortay Ngei Ward ee Nairobi.
Waaxda dacwad soo oogida ee dalka oo bogeeda Twiitarka ku xaqiijisay ayaa sheegtay in maalinta isniinta ah lagu soo oogi doono dacwado ka dhan ah ka ganacsiga daroogada.
Wakiilkan ayaa lagu magacaaba Redson Otieno Onyanga waxaana la filaya in go’ana laga gaaro malainta isniinta inagu soo aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here