Walaac xoogan oo laga muujinayo dagaalka u dhaxeeya Armenia iyo Azerbajan

Wasiirka Arimaha Dibada ee Ruushka Sergei Lavrov iyo dhigiisa Iran Mohammad Javad Zarif ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan ku lug lahaanshaha dagaalyahanada Siiriya iyo Liibiya ee dagaalada Nagorno-Karabakh, wasaarada arimaha dibada ee Ruushka ayaa sheegtay. Intii lagu guda jiray wicitaankooda taleefanka, oo ah kii labaad tan iyo Jimcihii, wasiirradu waxay sidoo kale muujiyeen “walaac daran oo ku saabsan sii kordheynta aan horay loo arag ee ku saabsan isku dhacyada Nagorno-Karabakh,” ayay wasaaraddu tiri.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here