Waqooyiga KuurIya Oo Mar Kale Tijaabisay Gantaal Balaastik ah

35

Kuuriyadda waqooyii ayaa mar kale gantaalka ridada gaaban kaasi oo balastik ah ku tijaabiyey dhanka Badda, sida ay sheegtay
Taliyaha ugu sarreeya Ciiddanka Koonfurta Kuurya waxa uu tilmaamay in Gantaallada ay Waqooyiga Kuurya tijaabiyeen oo wax ka duqeyn kara masaafo dhan 248 KM, ay ku dhaceen Badda u dhexeysa Gacan-biyoodka Kuurya iyo dalka Japan.
Tijaabadaasi ayaa waxaa la sameeyey saacado kadib, markii uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump sheegeen inuu Qoraal cajiib ah ka helay Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un.
Trump waxa uu sheegay inuu Qoraal ka kooban saddex Bog ka helay Kim Jong Un, wuxuuna sheegay inaysan aahayn wax laga walaaco Tijaabadda Gantaalladda ridada gaaban ee ay Waqooyiga Kuurya maalmahn tijaabinayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here