WAR DEG DEG AH: Guddoomiyaha ismaamulka Kirinyaga Anne Waiguru oo xilka laga xayuubiyay

Wakiillada ismaamulka Kirinyaga ee gobolka bartamaha dalka ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay mooshin ay xilka kaga qaadeen barasaabka dowlad deegaankaas Anne Waiguru oo ay ku eedeyeen maamul xumo.
Mooshinka maanta ayaa waxaa codkooda ku taageeray 23 ka mid ah wakiillada golahaas.
Waxaa mooshinka Waiguru xilka looga qaaday ka aamustay 4 halka 6 ka mid ah 33-da xubnood ee uu golahaas ka kooban yahay ay ka maqnayeen kal-fadhiga maanta.
Wixii ku soo kordho dib ayaad kala socon doontaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here