Wararkii ugu dambeeyay caabuqa Corona Virus kenya

Maanta waxaasarada caafimaadka ee dalka waxaa ay xaqiijisay kiisas gaaraya 212 kuwaas oo ah Corona Virus.
Xaaladahan cusub aya la helay ka dib markii 24-kii saac ee la soo dhaafay baaritaan lagu sameeyay dhecaan dhan 3,937.
Tirade guud ee kiisaska COVID 19 Kenya waxaa ay maraysa 34, 705 sida uu sheegay Dr. Rashid Amano o ah xog,hayaha maamulka caafimaadka dalka u qaabilsan.
Kiisaska maanta dalka laga diiwangaliyay 198 waa Kenyaan halka 14-ka kalena ay yihiin dad ajaanib ah ,waxana rag ah 132 iyadoona dumarka yihin 80 waxaana u yar da’ahaan canug 1 bil dhalan waxaana u da’ weyn 76.
Hadaan eego dadka ka soo kabsaday xanuunkan manata inta ay yihiin wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in ay soom kabsadeen dad gaaraya 195 taas oo bogsashada guud ka dhigaysa20, 644.
Dhanka dhimashada 4 qof oo dheeraad ah ayaa fyruskan dalka ugu geeriyooday maanta taas oo dhimashada guud ka dhigaysa 585.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here