Wararkii ugu dambeeyay kiisaska Corona Virus ee dalka iyo madaxweynaha oo sheegay in amarada la ilaaliyay

213 oo kiisas cusub ah ayaa la xaqiijiyay waxayna hadda tirada guud ee kiisaska tahay 33,016
5 qof oo dheeraad ayaa cudurka COVID19 u adhimatay
Dhimashada guud waxay gaartay 564
Waxaa bogsaday 241 19,296 ayaa ilaa iyo hadda caafimaaday.
Madaxweynaha ayaa arrin lagu farxo ku tilmaamay in Kenyaanka badankoodu ay ilaaliyeen amarrada lagu xakameynaya cudurka.
Labada caqabadood ee aan weli xal loo helin ayuu ku sheegay in cudurka uu ku faafaya ismaamullada iyo deegaanada hoose.
Kiisaska Covid 19 boqolkiiba 13 ayay ahayeen bishii toddobaad halka bishan ay noqdeen boqolkiiba 8.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here