Wararkii ugu dambeeyay xaaladaha COVID 19 ee kenya

276 qof ayaa maanta laga helay caabuqa Covid-19 dalkani Kenya, kiisaska guud ayaa gaaray 49,997.
Waxaa xanuunka ka caafimaaday 220 qof halka 18 bukaan ay u geeriyoodeen.
Ismaamulada laga diiwangaliyay xaaladaha maanta:
Mombasa 71, Machakos 58, Nairobi 50, Kilifi 21, Busia 21, Kwale 19, Kajiado 13, Garissa 6, Nakuru 5, Narok 4, Makueni 3, Kiambu 3, Taita Taveta 1, and Tharaka Nithi 1.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here