Warbixin ku saabsan cuntada xilliga Ramadaanka inta badan laga ganacsado

Waxaa jiro ganacsiyo furmay xilliga bisha barakeysan ee Ramadaan waxyaabaha dadka qaar ay ka ganacsadaana waxaa ka mid ah sanbuuska oo waqtiga afurka si aad ah loo isticmaalo .
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee deegaanka Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen ayaa la kulmay mid ka mid ah dumarka ka ganacsada sanbuska oo nolasha reerkeeda ku maareysa warbixintanna ka diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here