DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan isbeddelka dhanka dhaqanka ee dhalinyarada

Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa lagu arkayaa isbeddel dhanka labiska iyo qaabka ay timaha u jartaan iyagoo ku doodaya inay ku qancinayaan gabdhaha taasi oo inamada ay ka soo horjeedaan.
Maxamad Baaruud Xussein ayaa Dadaab nooga soo diray warbixin arrinkan ku saabsan oo dhinacyo badan taabanaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here